Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Magacaabay Guddi Ka kooban xukuumadda iyo Maamulka gobalka Banaadir

0
22

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohammed Gulaid Khadar ayaa  magacaabay guddi ka kooban Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaadhay qaraxii Maanta ka dhacay xarunta dawladda ee gobolka Banaadir

 

Magacyada Guddiga

 

1 Cabdi Canshuur Xassan Wasiir Guddoomiye
2 Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiir G. ku xigeen
3 Khadiija Maxamed Diiriye Wasiir Xubin
4 Axmed Cabdi Kaariye Wasiir Xubin
5 Maxamed Xayir Ibraahim Wasiir ku xigeen Xubin
6 Saalax Axmed Jaamac Wasiir Xubin
7 Xil. Maxamed Axmed Xildhibaan Xubin
8 Xil. Maxamed Axmed Xildhibaan Xubin
9 Xil. Cumar Waabari Xildhibaan Xubin
10 Maxamed Aadan Jimcaale(koofi) Taliye Xubin
11 Axmednur Maxamed Cabdi Xoghaya X. Ra’iisul Wasaaraaha Xubin
12 Maxamed Cabdullahi Tuulax G. amniga iyo siyaasada gobolka Xubin
13 Ibaahim Cumar Mahad Alla G, ku xigeenka Gobolka Banaadir Xubin
14 Cabdi Baaruud La Taliye Xubin

 

 

 

 

Ra’iisul Wasare Ku-xigeenka JFS

Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here