Daawo Sawirrada Qaabka Loo Laayay Shabaabkii Weeraray Baar Sanguuni

0
120

Gaari ay wateen dagaalamayaashii Shabaab ee weeraray baar Sanguuni ayaa lagu gubay meel aan ka fogayn taliska ay duullaanka ku ahaayeen.

Gaariga laga gubay oo ahaa nuuca xamuulka qaada ayaa dhammaan waxaa ku gubtay dagaalamayaashii la socday taas oo muujinaysa jabka xoogan ee kooxda kasoo gaaray weerarkii subaxnimadii hore ee maanta ay qaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here