WAR DEG DEG AH:-   Hotel ku yaalla Nairobi Oo Qaraxyo Laga Maqlayo (SAWIRRO)

0
114

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in Hotelka D2 ee ku yaalla xaafadda Westlands ee magaaladaas laga maqlayo qaraxyo iyo rasaas ayaa ku socda.

Wararka hor-dhaca ah ayaa sheegaya in ciidanka ammaanku ay ka jaawabayaaan weerarka oo ka dhacay xaafad ay ku yaallaan hotelo iyo xafiisyo muhiim ah, waxaana la arkay Dhawr baabuur oo holcaya.

Wixii kusoo kordha wararkeenna Dambe ayaan ku soo gudbin doonnaa hadii Allah laga helo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here