Maamulka Gobalka Banaadir Oo Maano Maxamed Caamir Ku Wareejiyay Guri Xoog Looga Haystay

0
114

Guddoomiyaha maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta sheegay in Maano Maxamed Caamir oo ah hooyo Soomaaliyeed oo guri xoog looga haystay dib loogu wareejiyay kadib markii laga qaaday dadkii haystay.

“Maanta waxaan gurigeeda ku wareejinay Maano Maxamed Caamir, tanoo qeyb ka ah barnaamijka caddaalada iyo hanti u celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed”, ayuu yiri guddoomiye Yariisow.

Gobalka ayaa waayihii dambe dardargeliyay qorshaha dib u soo celinta dhulka xoogga lagu haysto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here