Madaxwayne Farmaajo Oo Maanta Socdaal Ku Tegaya Afgooye

0
204

Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa la qorshaynayaa in uu maanta socdaal ku tago magaalada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose oo hoos tagta maamul gobaleedka Koonfur Galbeed.

Amaanka magaalada Afgooye iyo wadada isku xirta labada magaalo ayaa aad loo adkeeyay iyada oo maalmihii dhawaa ay socdeen howl gallo lagu xaqiijinayo ammaanka.

Socdaalka ayaa ah kii ugu horreeyay tan iyo markii Koonfur Galbeed ay yeelatay maamul Cusub oo uu hoggaamiyo Cabdizasiis Lafta-gareen.

Wixii Warar ah ee kusoo kordha halkaan ayaan idinkugu soo gudbinaynaa Insha ALLAH

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here