Aqalka Sare Oo Madaxwaynaha U Gudbiyay Cabasho Ay Ka Qabaan Golaha Shacabka

0
72

Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku dhowaaqay inuu hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay golaha shacabka.

Aqalka Sare ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in golaha shacabku uu baal-maray dastuurka iskuna koobay arrimaha la xiriira miisaaniyadda dowladda iyo arrimaha dibedda.

Waxa uu sidoo kale sheegay in golaha shacabku uu isku koobay matalaadda baarlamanka Soomaaliya, isaga oo guddiyo caalami ah u diray xubno ka wada socda goalaha, oo xuquuqdii aqalka sare uu duudsiiyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here