Deg-Deg: Xildhibaan Ku Geeriyooday Muqdisho

0
161

Waxaa lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in goordhow uu Muqdisho ku dhintay Xildhiban Kheyre Maxamed Axmed oo kamid ahaa xildhbanada koonfur Galbeed.

Wararka xaqiijinaya geerida xildhibaanka ayaa sheegay in uu ku xanunsanaa magalada Mugdisho oo xaaladdiisa caafimaad lagula tacaalayay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here