Cabdiweli Gaas Oo Dejiyay Qorsha Uu Doonayo In Uu Doorashada Ku Shubto

0
58

Shir ay isugu yimaadeen guddiga Amniga dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay soo saareen todobo qodob oo ku saabsan Amniga xilliga doorashada Madaxweynaha.

War-Saxaafadeed ay Guddiga soo saareen ayaa inta badan looga hadlay dhinaca Amniga, waxaa qodobada laga soo saaray ka mid ah in Madaxda iyo shaqaalaha dowladda Somalia aysan degaanada Puntland tegi karin inta lagu guda jiro xiliga doorashooyinka.

Sida ka muuqata qoraalka ay soo saareen guddigu, waxaa gadaal ka taagan qormadooda madaxwaynaha xilkiisu dhamaaday ee Puntiland oo doonaya in uu si fudud kursiga ugu soo laabto, kuna shubto codka xildhibaannada.

 

Hoos ka akhriso qoraalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here