Garoomada Diyaaradaha Dalka Oo Dhawaan Dib Loo Dhisayo Iyo Taargada Gaadiidka Oo La Midaynayo

0
170

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukumadda federaalka Soomaaliya,  Maxamed Cabdullaahi Salaad (Omaar)  daaha ka rogay in horraanka 2019 la billaabayo qorshaha dib-u-dhiska qaar kamid ah garoomada Diyaaradaha Dalka qaarkood

Wasiirka ayaa sheegay in garoonka ugu horreeya ee dib-u-dhisku uu ka billaabanayo uu yahay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta u ah maamulka Koonfur Galbeed.

Wasiir Oomaar ayaa sidoo kale sheegay in Wasaaraddu ay ku howlantahay mideynta taargada gadiidka dadweynaha, qorshahaasna ay isku afgarteen wasaaraddiisa iyo Maamul gobleedyada si bulshada Soomaaliyeed ay uga baxdo Caqabadaha ka heysta dhanka taargooyinka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here