Shirweynaha Qaran Ee Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya (Sawirro)

0
74

Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda  federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Shir-waynahaan oo soconaya muda laba maalin ah ayaa looga hadlayaa dhiirri gelinta dhallinyarada iyo ka qayb galka siyaasadda.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa la filayaa in uu shir-waynaha uu daah furo uuna ka jeediyo khudbad uu uga hadlayo dhallinyada iyo dawrkooda horumarinta dalka.

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here