Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Muqdisho

0
40

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa  xalay Isbitaaladda Muqdisho ku Booqday dadkii ku dhawacmay qaraxyadii argagaxiso ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha oo bukaannada ku booqday Isbitaallada Digfeer iyo Madiina ayaa maamulka Cusbitaallada ka waraystay xogta dhaawacyada, sidoo kalana mid mid u dul tegay dhaawacyada, waxa uuna u rajeeyay in dhaqsa u boqsoodaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here