Daawo Sawirrada Qaraxa Ka Dhacay Taalada Xaawo Taako

0
175

Qarax Gaari Loo Adeegsadaya ayaa ka dhacay Taalada Xaawo Taako ee Dagmada Boondhere ee magaalada Muqdisho.

Wararka hor dhaca ah ayaa sheegaya in gaariga qaraxa waday ay joojiyeen ciidamada amniga ee jooga barta lagu hubiyo gaadiidka kahor inta uusan is qarxin.

Qasaaraha ka dhashay lama oga wali.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbinaynaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here