Inta Badan Ilaaladii Guddoomiye Tuulax Oo Ku Dhintay Weearkii Tiyaatarka

0
88

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir, Mohamed Abdullahi Tuulah, uu dhaawac fudud kasoo gaaray qaraxii labaad ee Muqdisho ka dhacay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ilaaladii guddoomiye ku-xigeenka badankood ay ku dhinteen qaraxa.

Wixii kusoo kordha dib ayaan idinkala soo wadaagaynaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here