Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Dhagar Qabihii Waday Gaariga Ku Qarxay Taallada Dal-jirka Dahsoon.

0
155

Goob Joogayaal ku sugan agagaarka Taallada Daljirka dahsoon ayaa xaqiijiyay in ciidanka amnigu ay joojiyeen gaariga ku qarxay agagaarka taallada daljirka, kadibna uu wadihii isku dayay in uu baxsado.

Ciidanka oo ka feejignaa, kana war hayay akhbaarta dhagar-qabayashu wadeen ayaa durba baacsaday wadihii, waxa ayna ku qabteen xaafadaha ku dhaw meesha uu gaariga uga degay.

Faah-faahin intaas ka badan lama sheegin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here