Guddoomiye Mursal Oo Go’aan Ka Gaaray Mowshinkii Laga Keenay Madaxwayne Farmaajo

0
65

Guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in uu buray Motionkii Madaxweynaha ay ka keeneen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Hoos Ka Aqri Warqad uu ku saxiixanyahay Guddoomiye Mursal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here