Wasiirka Caddaallada Oo Ka Hadlay Mashaariicda Sannadkaan La Ansixiyay

0
75

Wasiirka W/Cadaaladda iyo arrimaha garsoorka Soomaaliya mudane Xasaan Xuseen Xaaji oo hadal ka jeediyey maanta shirka SDRF ayaa si faahfaahsan uga hadlay horumarka ay sameeysay xukuumada Federaalka Soomaaliya, waxa uuna xaqiijiyay in sanadkaan gudihiisa 18 mashruuc la ansaxiyey.

Ra’iisul Wasaare kuigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta dalka kusoo laabtay ayaa guddoominaya shirka oo ka socda magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here