Wasiirkii Hawlaha Guud ee DFS Xilkii Iska Casilay

0
65

Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukumada Somaliya Xildhiban Cabdifitaax Geesey ayaa iska casilay xilkiisii isaga oo Sababo uga dhigay xiisada Beydhabo iyo Xariga hoggaamiye ku-xigeenkii hore ee kooxda Shabaab Muqtaar Roobow.

Geeseey ayaa ra’iisul wasaare Khayre uga mahadceliyay wada shaqayntii dhex martay inta uu wasiirka ka ahaa xukuumadda Nabad iyo Nolol.

Xildhibaan Cabdifitaax Geeseey oo ka tirsan wasiiradii la magacaabay kadib markii Maxamed Mursal uu Noqday guddoomiyaha baarlamaanka, waxaana laga yaabaa in sababaha uu isu casilay ay qayb ka tahay howlaha isla xisaabtanka ee ra’iisul wasaare Khayre uu ku hayo xukuumaddiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here