Abuu Mansuur Oo Muqdisho La Keenayo isaga oo Maxmuus Ah

0
65

Ku-xigeenkii hore ee Hogaanka Sare ee Shabaab, oo isu taagay doorashada madaxwaynaha Koonfur Galbeed hase yeeshee dawladda Soomaaliya ay horay uga diiday, ayaa maanta laga soo qabtay magaalada Baydhabo, iyada oo loo soo duulinayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here