Madaxwayene Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhis Lagu Samaynayo Madxafka Qaranka

0
83

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Dhagax Dhigay Dib-u-dayactirka Xarunta Madxafka Qaranka oo dhawaan laga saaray dadkii deganaa wixii ka dambeeyay burburka, lagana nadiifiyay qarashkii daadsanaa.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay wasiirrada maaliyadda, iyo Boostada, guddoomiyaha gobalka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxwaynaha ayaa October 13, 2018 dhagax dhigay xarunta murtida iyo wacyi-gelinta, waxaana la filayaa in sidoo kale la dhagax dhigo maktabadda qaranka si dhammaan dib-u-dhis loogu sameeyo tuulada dhaqanka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here