Gabadh Soomaali ah oo ka mid aheyd gollaha deegaanka Seatle ayaa shil ku dhimatay

0
69

Magaceeda waa Aamin Axmed oo ah gabar Somali-Mareykanka oo loo doortey laba Bil  ka hor inay ka mid noqoto gollaha deegaanka ee magaalada Seatle-Washington.

Aamina ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatey shil gaari kadib markii ay ka imaadey kulan bulshada gobolkaasi ay lahaayeen,

Xiliga shilka ay galeysay ayaa la sheegayaa in ay u socotay kulan kale oo lagu casuumay in ay ka qeyb gasho.

Amina waa haweenaydii ugu horeysay ee Muslim Mareykan ah oo loo doorto gollaha deegaanka seatle Allaha u naxariisto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here