Dowladda Shiinaha Oo Adag Ugu Hanjabay Canada Maxey Tahay Sababta?

0
54

Dowladda Shiinaha ayaa digniin u dirtay Canada taaasi oo ku aadan in ay cawaaqib aan wanaagsaneyn ay kala kulmi doonto haddii aysan sii deeyn gabadha Madaxda ka ah Shirkadda Huawei’s ee u xiran.

Shiina ayaa sidoo kale waxaa uu aad u cambaareeyay tilaabadda Dowladda Canbada ay ku xirtay muwaadinka Shiinaha waxaa uuna ku tilmaamay sharci darro iyo wax aysan Dowladda shiinuhu aqbali karo.

Sida lagu sheegay War laga soo saaray Wasaaradda Arrimahadda Shinaha Dowladda Canada waxay ka kulmi doontaa cawaaqib daran hadii aysan sii deeyn Gabadha Shiinaha u dhatay ee Madaxda ka ah Shirkadda Huawei’s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here