Nin Sheegan Jiray mas’uuliyadda dhibaatooyinka ay Shabaab Gaystaan oo Ammaan Darro Ka Cabanaya

0
91

Abuu Mansuur Rooboow oo soo nqoday afhayeenka kooxda Shabaab, afkiisana ku sheegtay mas’uuliyadda kummannaan Soomaali ah oo dhiiggooda loo daadiyay si gardarro ah, ayaa hadda ka cabanaya ammaan darro.

Abuu Mansuur oo hadda ah musharax u taagan xilka madaxwaynaha Koonfur Galbeed isaga oo wali aan cidna ka dalban in ay ka cafiyaan dhiigii uu daadiyay ayaa maanta isaga iyo laba musharax oo kale waxa ay soo saareen war-saxaafadeed ka kooban 13 qodob oo ay ku jirto in ay falal amni darro oo kusoo kordhay Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here