Nabad sugidda Soomaaliya oo sheegataya in ay qabatay Sarkaal Al-shabaab ka tirsan

0
92

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen  ruux ka tirsan Al Shabaab kaasi oo maleegayay falal ammaanka lidi ku ah.

Hawlgal gaar ah oo ay u fuliyeen Ciidanka NISA si xirfadeysan ayay sheegeen in Ninkaasi lagu soo qabtay iyadoon cida wax gaarin.

Muuqaalka Ninkaan la soo qabtay lama soo bandhigin sidoo kalena lama shaacin magaciisa iyo rasmi ahaan halka laga soo qabtay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here