Xuska maalinta caalamiga ah ee dadaka naafada ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
77

Wasiirka wasaaradda Dastuurka, wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Muqdisho.

xuska maalintaan ayaa lagu xasuustaa dhibka ay qabaan dada qaba baahiyaha gaarka ah qaba, iyada oo sidoo kale la dhiirri geliyo si bulshada inteeda kale ay wax ula qabsadaan.

Xuska maalintaan ayaa la billaabay sannadku markuu ahaa 1992

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here