Deg Deg: Madaxwaynihii hore ee dalka Maraykanka oo Geeriyooday

0
475

Madaxwaynihii hore ee dalka Maraykanka George H.W. Bush ayaa dhintay isaga oo 94 jir ah.

George H.W. waxa uu Maraykanka Madaxwayne ka ahaa 1988 ilaa 1992, waxa uuna ahaa madaxwaynihii ugu dambeeyay ee mudda afar sano ah kaliya haya madaxtinnimada dalka.

Bush ayaa noolaa sannadihii u dhexeeyay 1924-2018

lama sheegin sababaha geeiga Bush, hase yeeshee waayihii dambe waxa uu qabay caafimaad darro dheeraad ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here