Sawirro: Wsiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo shir uga qeyb galaya Switzerland

0
43

Wax ka qabashada Miinooyinka iyo walxaha qarxa shir looga hadlayo ayaa ka socda xarunta labaad ee Qaramada Midoobey ee Geneva ku leedahay.

Waxaa ka soo qeyb galay shirkaan dowlado badan oo saameyn ay ku yeelatay dhibaatooyinka ay keenaan walxaha qarxa iyo Moonooyinka oo dhibaato ay dadkooda ka soo gaartay.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse Bahay iyo wafdi la socda ayaa Soomaaliya ku matalaya shirkan.

Wasiirka ayaa Magaalada Geneva u yimid ka qeyb galka shirka guud ee looga hadlayo Miinooyinka Iyo

Ujeedka shirkaan ayaa ah walxaha Qarxa Iyo Sidii wax loogu Qaban lahaa Dadka Waxyeelada ka soo Gaadhay Qaraxyada, mas’uuliynta Wasiir Ku-xigeenka shirkan kala qeyb galayo waxaa ka mid ah Danjiraha Dowlada ee Geneva Marwo Faadumo Insaaniya iyo xubno kale oo Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here