Deg Deg: Guddiga Maaliyadda baarlamaanka oo la kala diray

0
67

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyada, Maalliyadda,Qorsheynta iyo La Xisaabtanka ee Golaha ayadoo Gudoonka uusoo dhisi doono gudi cusub.

Kala diridda guddiga ayaa loo cuskaday khilaaf ka dhex jira xubnaha guddiga kaas oo dhaliyay in ay ku murmaan baarlamaanka.

Warqadda lagu karal diray guddigaan oo uu ku saxiixnaa guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudday oo ah ku-ximaha guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in dhawaan lasoo dhisayo guddi cusub, lana dooran doono guddoomiyaha guddiga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here