Shir looga hadalyo amniga iyo Doorahada KG oo ka socda Baydhabo

0
64

Shir Looga Hadlayo Amniga deegaannada maamulka Koonfur Galbeed Iyo Xaalada Doorashada la filayo in ay dhacdo December 5, 2018 ayaa ka socda Baydhabo

Shirka waxaa qayb galay  sii-hayaha madxaweynaha KGS ahana Guddoomiyaha baarlamaanka, Abdiqadir Shariif Sheekhuna, AMISO saraakiisha booliska iyo saraakiil ka socota UK iyo wasiirka Amniga KGS iyo saraakiil kale

Kulanka ayaa aad loogu falanqeeyay arrimaha Amniga Doorashada madaxwaynaha maamulka KGS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here