Muqdisho oo Maalintii labaad marti gelinaysa shirka Datuurka ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha

0
64

Waxaa magaalada Muqdisho ee xarunta caasimadda Soomaaliya Maalintii labaad ka socda shirka Datuurka ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha.

Shirku oo kulminaya bulshadda qeybaheeda kala duwan sida naafada Dalka, dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Aadanaha iyo xubno ururada haweenka ah ayaa waxaa goobjoog ka ah wasiirka Wasaardda Arrimaha Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here