Maamulka Gobalka Banaadir oo Agab Dab-demis ka helay Dawladd Talyaaniga

0
62

Ku-simaha Gudoomiyaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane xuseen maxamed Nuur iyo Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta maamulka gobolka banaadir Marwo Basma Caamir axmed(jaktti) ayaa wafdi ka socday Dowladda taliyaaniga Maanta kala wareegay qalab damdamis oo loogu tala galay waxda gurmadka deg dega ah ee Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Xuseen maxamed Nuur ayaa uga mahad celiyay Dowladda Taliyaaniga agabkaan ay ugu tala galeen Dowladda Hoose ee Xamar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here